MUUQAAL: Axmed Madoobe oo si kulul Uga hadlay qaraxyada dhiiga badan ku daatay ee ka dhacay Gaalkacyo

MUUQAAL: Axmed Madoobe oo si kulul Uga hadlay qaraxyada dhiiga badan ku daatay ee ka dhacay Gaalkacyo

daajis.com:- Madaxwaynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa si kulul uga hadlay Qaraxyada dhiiga badan ku daatay ee maanta ka dhacay Waqooyiga magaalada Gaalkaacyo.


Wuxuu ku baaqay  in Bulshada Soomaaliyeed ay iska dhigaan Siyaasada ay mashquulka ku tahay, Wuxuuna soo jeediyey in la qaado Talaabo adag oo  looga hor tagayo Manaxayaasha aan Cidnaba Dhaafayn, Wuxuuna sheegay in loo baahan yahay in la midooyo Awooda iyo Caqligaba.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada