MUUQAAL: Dhulgariir Xoog badan oo Xalay ka dhacay magaalada Boorame, Shacabka oo Sas ka qaaday

MUUQAAL: Dhulgariir Xoog badan oo Xalay ka dhacay magaalada Boorame, Shacabka oo Sas ka qaaday

daajis.com:-  Waxaa magaalada Boorame ee Xarunta Gobolka Awdal Xalay Saqdii dhexe ka dhacay Dhul-gariir Kaasi oo siwayn looga dareemay Guud ahaanba magaalada, Islamarkaan Cabsi geliyey shacabka ku dhaqan magaalada Boorama.

Dhulgariirka ayaa la sheegay inuu magaalada Boorame kusoo noq noqday Dhowr jeer, Waxaana la sheegay inay sabab u tahay Buuraha waawayn ee magaaladu ay ku dhex taalo, Qaar kamid ah Shacabka ayaa ka warbixiyey sidii ay wax udhaceen.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada