MUUQAAL: Faysal Cali Waraabe oo ku gefay Dawlada Somalia, Jen. Maxamed Cali Samatar Iyo Calanka Soomaaliya

MUUQAAL: Faysal Cali Waraabe oo ku gefay Dawlada Somalia, Jen. Maxamed Cali Samatar Iyo Calanka Soomaaliya

daajis.com:- Gudoomiyaha Xisbiga Muraacidka ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa  weerar ku qaaday Madaxda Dawlada Soomaaliya Wuxuuna sheegay inay yihiin Kooxdii ugu Necbayd Somaliland ee Qabta Awooda Soomaaliya, Sidoo kalana ay ka dhigeen maamulka Hargeisa Dawlad goboleedka 6-aad ee Soomaaliya,


Wuxuu sidoo kale ku Gafay Alle ha u Naxariistii Jen. Maxamed Cali Samatar, Isagoo ka Cadhooday in loo sameeyo maalin Qaran, Sidoo kalana Calanka Buuluuga ah ee Soomaaliya ayuu ku sheegay inuu yahay mid Dhagar qabe ah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada