Muuqaal:- Nin Sawiray Hillary Clinton oo Qaawan oo Sawirkiisa Muran Dhaliyay

Muuqaal:- Nin Sawiray Hillary Clinton oo Qaawan oo Sawirkiisa Muran Dhaliyay

daajis.com:-  Nin farshaxan ah oo u dhashay dalka Australia, ayaa waxa uu sawiray haweeneyda Musharaxa u ah xilka madaxtanimada ee dalka Maraykanka iyo ninka ka soo horjeeda ee Donald Trump.

Farshaxanka ayaa sheegay in isbuucii hore uu sawiray Donald trump oo qaawan,taasina ay ka imaan wax dhib ah, laakiin waxa uu sheegay in markii danbe uu sawiray Hillay oo xiran dharka lagu dabaasho,taasina ay keentay in dadka ay ka soo horjeestaan.


Farshaxanka ayaa sheegay in markii danbe lagu qasbay in uu sawirka qaawan meesha ka tir-tiro, wuxuu Hillary Clinton u xiray Niqaab si aan loo dhihin way qaawan tahay, laakiin taasi ayaa ka dhalatay buu yiri qala laase kale oo tii hore ka wayn.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada