MUUQAAL: Shacabka Gobolka Cayn oo Heegan Culus galay iyo Masuuliyiinta KHAATUMO oo kula hadlay Horufadhi

MUUQAAL: Shacabka Gobolka Cayn oo Heegan Culus galay iyo Masuuliyiinta KHAATUMO oo kula hadlay Horufadhi

daajis.com:- Masuuliyiin ka tirsan maamulka khaatumo oo uu ka mid yahay Gudoomiyaha Baarlamaanka, Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Gudooiyaha Golaha deegaanka Buuhoodle ayaa maanta gaadhay deegaanada Waqooyiga uga Beegan magaalada Buuhooodle.


Masuuliyiinta ayaa shacabka kula hadlay magaalada Horufadhi ee Gobolka Cayn, Waxayna sheegeen inaan Marnba deegaanada ayna ka qabsoomi doonin diiwaan gelin uu leeyahay maamulka Somaliland, Sidoo kalana ayna Shacabka khaatumo qaadan doonin Fikerka Gooni goosadka ah ee maamulka Hargeisa.

Gudoomiyaha Baarlamaanka khaatumo ayaa sheegay in maamulka Hargeisa uu Baal maray Qodobadii Horey Heshiiska loogu gaadhay oo ay kamid ahayd inaan diiwaan gelin iyo Fargelin midna lagu samayn deegaanada Maamulka khaatumo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada