Raila Odinga oo doonaya in ciidamada Kenya laga soo saaro Soomaaliya

Raila Odinga oo doonaya in ciidamada Kenya laga soo saaro Soomaaliya

daajis.com:- Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Kenya Raila Odinga ayaa ugu baaqay dawladda dalkiisa inay la timaado jadwal cad oo ay kaga baxayso Soomaaliya.

Odinga ayaa sheegay in loo baahan yahay in cidamada Kenya lagu soo celiyo xadka islamarkaana ciidanka Kenya ay ku koobnaadaan inay tasiilaad siiyaan ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.

Ciidamada Kenya ee jooga Soomaaliya ayaa qeyb ka ah howlgalka Amisom ee caawinaya dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Odinga ayaa arrintan ku sheegay waraysi uu VOA ku siiyey magaalada Philadelphia oo uu kaga qaybgalayey shir uu qaban qaabiyey Machadka Diqmoraadiyadda Maraykanak NDI.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada