VIDEO :- Maxbuus badbaadiyay sarkaal boolis ah oo maxbuus kale uu dili rabay

VIDEO :- Maxbuus badbaadiyay sarkaal boolis ah oo maxbuus kale uu dili rabay

daajis.com:- Arin aad loola yaabay ayaa ka dhacday xabsi ku yaal magaalada Stillwater ee gobolka Oklahoma dalka Mareykanka, kadib markii maxbuus xabsi ku jiray uu ka badbaadiyay sarkaal boolis ah oo maxbuus kale uu damcay inuu dilo sarkaalkaasi oo irida xabsiga uu ka furayay.

Muuqaal ay duubtay kaamirada xabsiga ayaa muujinaaya Tashka Maret, 24 jir maxbuus ah oo gurmad u fidinaya sarkaalka lagu magacaabo Matthew Hudson, oo si xun dhulka loogu jiiday, wuxuuna maxbuuska badbaadinta sameeyay uu dhabarka ka qabtay maxbuuska kale, dhulkana uu la dhigay sarkaalka la dili rabay.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada