DAAWO:- C.kariim Guuleed oo sheegay inay Puntland Nabad diiday iyo Sawiro Argagax leh oo laga soo qaaday Ciidankii

DAAWO:- C.kariim Guuleed oo sheegay inay Puntland Nabad diiday iyo Sawiro Argagax leh oo laga soo qaaday Ciidankii

daajis.com:- Maamulka Galmudug ayaa soo bandhigay Meydadka Askartii lagu dilay duqeynta ka dhacday Degaanka Jeexdin ee Waqooyi Bari Gobolka Mudug, iyadoona   aas Qaran loo  sameeyay Askarta oo ku dhimatay duqeyntii la sheegay inay isla maleegeen Mareykanka iyo maamulka Puntland.


Dhinaca kale Madaxwaynaha maamulka Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay Duqaynta lagu dilay Ciidan ka tirsan Galmudug, Wuxuuna maamulka Puntland ku eedeeyay inay Markasta kasoo Horjeedaan Nabada iyo Wada Noolaanshaha, Wuxuuna sidoo kale shacabka Galmudug ugu Baaqay inay is dejiyaan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada