DAAWO: Faysal Waraabe oo si yaab leh uga hadlay Duqaynta lagu Hogaamiyey Ciidanka maamulka Galmudug

DAAWO: Faysal Waraabe oo si yaab leh uga hadlay Duqaynta lagu Hogaamiyey Ciidanka maamulka Galmudug

daajis.com:- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Feysal Cali Waraabe ayaa wuxuu ka hadlay Duqaynta Lala beegsaday Ciidamo ka tirsan maamulka Galmudug, Isagoo tilmaamay inay tahay Nasiib daro wayn in Soomaali ay isku Adeegsato.


Feysal wuxuu sheegay iney weligeed Somali is dili jirtay laakiin nasiibdaradu ay noqotay in shisheeye leeysu adeegsado, Sidoo kalana wuxuu ka hadlay Dhalinyaro ku xidhan Hindiya iyo Dhibaatada Soomaalida ku haysata Daafaha Caalamka.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada