Daawo: Qoyskii Mucjisadu ku dhacday Ee DHAGAXU ku Socday oo La keenay QARDHO iyadoo Dhagax weli ku socdo

Daawo: Qoyskii Mucjisadu ku dhacday Ee DHAGAXU ku Socday oo La keenay QARDHO iyadoo Dhagax weli ku socdo

daajis.com:- Dhacdo Mucjiso ah ayaa ku dhacday Qoys reer Guuraa ah oo deganaa Duleedka magaalada Qardho, Iyadoona Lagu soo tuurayo dhagax aan la garanayn meel uu kasoo dhacayo.


Qoyskan ayaa intaasi kadib waxaa la keenay Gudaha magaalada Qardho, Iyadoona ay Halkii Kasii Bilaabatay Dhagaxii ku socday kaasi oo dhaawacyo kala duwan u gaystay, sidoo kalana cuntada marka caruurta loosoo dhigo ayaa waxaa looga Shubayaa (ciid iyo dhagax).

Hooyada reerkan ay Mucjisadu ku dhacday, Dadka deriskeeda ah iyo Qoyskii ay kusoo degeen magaalada Qardho ayaa sharaxay sida wax u dhaceen.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada