Daawo: Wasiirka Africa & Bariga dhexe u qaabilsan Ingiriiska oo laga waraystay Xaalada Somalia iyo Safar uu ku tagay

Daawo: Wasiirka Africa & Bariga dhexe u qaabilsan Ingiriiska oo laga waraystay Xaalada Somalia iyo Safar uu ku tagay

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi meelo badan taabanaya oo TV ga Universal uu la yeeshay wasiirka Africa iyo Bariga dhexe u qaabilsan ingiriiska oo dhawaan la kulmay madaxda u sarayso Soomaaliya.


Waraysigan ayaa lagu Falan qaynayaa siyaasada guud ee Soomaaliya taageeraha ay ingiriisku sheegto inay la garab taagan yihiin Somaaliya, Doorashooyinka la rajaynayo in dhawaan ay qabsoomaan, Amniga iyo gooni goosadka maamulka Somaliland.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada