MUUQAAL: Dagaal u dhexeeya Beelaha Habar-yoonis iyo Habar-jeclo oo dib u Bilowday & Faratoon oo ka Warbixiyey

MUUQAAL: Dagaal u dhexeeya Beelaha Habar-yoonis iyo Habar-jeclo oo dib u Bilowday & Faratoon oo ka Warbixiyey

daajis.com:- Waxaa maalintii shalay dib u Bilowday dagaal Beeleed u dhexeeyay Beelaha Habaryoonis iyo Habar-jeclo, iyadoona la sheegay in 2-Qof ay ku dhinteen, Sidoo kalana Ay Jiraan Dhaawacyo kala duwan oo ka dhashay.


Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon) oo Wasiirka arimaha Gudaha ugu Magacaaban maamulka Somaliland, ayaa ka Warbixiyey Khaasaraha dagaalka dib u Bilowday, Wuxuuna sheegay in ciidanka maamulka Somaliland ay qayb ka ahaayeen, Wuxuuna sheegay in la Burburin doono Gaadiidka dagaalka ee ay Beeluhu Adeegsanayaan Sidoo kalan wuxuu Fariin u diray dadka qaybta ah Colaada soo Cusboonatay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada