MUUQAAL: Odayaasha Majeerteen oo Sheegay inay iyagu lahaayeen Hobyo, Ceel-buur, Xaradheere iyo Ceel-huur

MUUQAAL: Odayaasha Majeerteen oo Sheegay inay iyagu lahaayeen Hobyo, Ceel-buur, Xaradheere iyo Ceel-huur

daajis.com:- Waxaa magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug soo gaadhay Gudiga Xuduudaha Dawlada Federaalka Soomaaliya, Iyadoona Nabadoonada kasoo Jeeda maamulka Puntland ay usoo Bandhigeen Inay iyagu Lahaayeen Magaalooyinka Hobyo, Ceel-buur, Xaradheere iyo Ceel-huur.


Ma wada noolaan karno ayay noqotay miraha laga dhaxlay Dagaaladii iyo Colaadihii dhex maray dadka ku Abtirsada Maamulada  Puntland iyo Galmudug.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada