Muuqaal: Salaad Cali Jeelle oo Ba’an Xasan Shiikh u weeraray, hadalkii shalay Kasoo yeedhay, Muxuu Ku Sifeeyay ?

Muuqaal: Salaad Cali Jeelle oo Ba’an Xasan Shiikh u weeraray, hadalkii shalay Kasoo yeedhay, Muxuu Ku Sifeeyay ?

daajis.com:- Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa si kulul uga hadlay hadalkii Kasoo yeedhay Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan sheekh  Maxamuud, Kaasi oo shalay uu kaga digay inay dalka ka dhacaan Kacdoon Shacab, oo Dawlada Xukunka looga Tuuro.


Salaad ayaa ku sheegay Hadalka madaxwaynaha uu muujiyey inuuna Diyaar u ahayn inuu Baneeyo Madaxtooyada, Wuxuuna sheegay inuu hadalkaas uga Jeedo in madaxwaynuhu  uu dagaal Iclaamiyey, Wixii masuuliyad daro ah ee Yimaadana uu dusha ku qaadan doono.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada