MUUQAAL XIISO BADAN: oo Laga soo Duubay magaalo Xeebeedka Kismaayo

MUUQAAL XIISO BADAN: oo Laga soo Duubay magaalo Xeebeedka Kismaayo

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Muuqaal Xiiso badan oo Sawir Qaade Mukhtaar Nuur uu kasoo diyaariyeymagaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubadada Hoose.


Muuqaalka ayaa waxaad uga Bogan doontaan Goobaha ugu caansan magaalada Kismaayo, Gaar ahaan Halka lagu iibiyo Xalawada iyo Xeebta magaalada Kismaayo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada