Muuqaal Xiiso Leh: Meher-Dhaqameed Loo qabtay Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon iyo Marwadiisa Aasiya

Muuqaal Xiiso Leh: Meher-Dhaqameed Loo qabtay Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon iyo Marwadiisa Aasiya

daajis.com:- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij gaar ah oo ku saabsan  Meher dhaqan oo aan dhawaanahan Noociisa aan la arag,  Iyadoona ay Nolosha ku Midoobeen Saxafiga Cabdi Maalik Muuse Coldoon Iyo Marwadiisa Aasiya.


Meher dhaqameedkan oo si fiican loo soo agaasimay, isla markaasina lagu bilay waxyaabaha Hidaha iyo dhaqanka Soomaalidu u leenahay ayaa lagu qabtay magalada Beer ku taala duleedka magaalada Hargeysa.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada