WAR DEG-DEG DAAWO:Shabaab Oo Qaadey Tallaabo Ay Ugu Aargudayaan Xasan Xanafi, Weerarayna Xeer Ilaaliye..

WAR DEG-DEG DAAWO:Shabaab Oo Qaadey Tallaabo Ay Ugu Aargudayaan Xasan Xanafi, Weerarayna Xeer Ilaaliye..

daajis.com:- Xarakada Al-shabaab ayaa goor dhow waxay weerar xooggan ku qaadeen gaari uu la socday xeer ilaaliye ku xigeenka maxkamadda ciidamada Qalabka sida, C/laahi Xuseen Cabdi Mayoonge.

Isgoyska Felorensa ee Muqdisho ayaa lagu weeraray gaariga uu la socday Mayoonge, waxaana halkaasi ku dhintay mid ka mid ah askartii isaga ilaalineysay, sidoo kalena waxaa ku dhaawacmay isaga.

Dadkii wax weeraray goobtu waa ay ka baxsadeen, waxaana halkaasi ku sugan ciidanka DF oo wada baaritaanno arrintaan ku saabsan.

Mayoonge ayaa aad loogu bartay markii maxkamadda la saarayey Xasan Xanafi oo ka tirsanaa Al-shabaab, qaabilsanaa dhanka dhagareynta Wariyeyaasha.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada