Daawo: Madaxweyne Xasan “Dhismaha maamulada gobolada Waqooyi ee dalka Soomaaliya ayaa inoo Hadhay “

Daawo: Madaxweyne Xasan “Dhismaha maamulada gobolada Waqooyi ee dalka Soomaaliya ayaa inoo Hadhay “

daajis.com:- Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo Maanta Khudbad ka Jeediyey Munaasibada Caleemo-saarka  Madaxda maamulka Cusub ee Hir-shabeele ayaa wuxuu sheegay inayna Dhamaamin Dhismaha maamul Goboleedyada Soomaaliya.


Madaxwayne Xasan sheekh Maxamuud ayaa si gaar ah wuxuu u xusay Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya, Kuwaasi oo horay ay Dawlada Soomaaliya uga Gaabisay, Wuxuuna sidoo kale sheegay in magaalada Muqdisho loo samayn doono Meqaam gaar ah.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada