Daawo: Nabadoon XAAD “Ethiopia Way Hurinaysaa dagaalka Xal uma keenayso Maamulada PUNTLAND iyo Galmudug”

Daawo: Nabadoon XAAD “Ethiopia Way Hurinaysaa dagaalka Xal uma keenayso Maamulada PUNTLAND iyo Galmudug”

daajis.com:- Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ee Muqdisho ayaa sheegay in Dowladda Itoobiya aysan wada hadalsiin karin Maamulada Galmudug iyo Puntland, Wuxuuna  muujiyay in Itoobiya hurinta colaada ay qeyb ka qaadato mooyee aysan xal u keeni karin colaada ka taagan Magaalada Gaalkacyo, sida uu hadalka u dhigay.


Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa Nabadoon Xaad wuxuu ugu baaqay Madaxda Maamulada Puntland iyo Galmudug in ay ka heshiiyaan colaada u dhaxeysa, Wuxuuna carabka ku adkeeyay in loo baahan yahay in loo turo Shacabka ku dhaqan Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada