Dhibaatada Laga Dhaxlo Isticmaalka Badan ee Talefoonka Mobile-ka (VIDEO)

Dhibaatada Laga Dhaxlo Isticmaalka Badan ee Talefoonka Mobile-ka (VIDEO)

daajis.com:- Baaritaan ay suubiyeen, saynisyahano reer galbeed ah ayaa lagu ogaaday in isticmaalka badan ee taleefanada Mobile-ka ay keenaan cuduro wax u dhima maskaxda iyo jirka bini’aadamka.

Baaritaanadan ay suubiyeen saynisyahano ka soo kala jeeda dalalka Maraykanka iyo Ingariiska, ayaa waxaa ka soo baxay warbixino kala gadisan, oo kuwo ay sheegayaan in isticmaalka badan ee taleefanka mobile-ka uu leeyahay fududeynta cudurada kansarka ee maskaxda ku dhaca.


Hadaba waxaa jira hal qodob oo ay isku raaceen saynisyahanada caalamka, oo ah in Taleefanka Mobile-ka aadan waqti dheer oo xiriir ah aadan isticmaalin , iskana ilaaliso in taleefanka habeenkii aad hoosgashato barkintaada, waxayna qubaradu ku taliyeen in marka aad seexanayso aad iska fogayso taleefanka Mobile-ka ah.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada