Duulaanka Magaalada Mosul ee Dalka Ciraaq oo Maanta Galay Maalintiisii Afaraad (VIDEO)

Duulaanka Magaalada Mosul ee Dalka Ciraaq oo Maanta Galay Maalintiisii Afaraad (VIDEO)

daajis.com:- Duulaankii lagu qaaday magaalada Mosul ee waqooyiga dalka Ciraaq, ayaa waxa uu maanta galay maalintiisii afaraad ee la doonayo in magaaladaasi looga xoreeyo ururka daacish oo magaaladaasi gacanta ku hayay laga soo bilaabo sanadkii 2014-kii.

Dagaalyhanada daacish ayaa adeegsanaya xeelado cusub oo ay doonyaan inay ku hakiyaan duulaanka ku soo fool leh magaalada xaruntooda ah ee Mosul.


Ciidamada Xulufada ayaa cir iyo dhulba ka duqaynaya xarumaha ay dagaalyahanada Daacish dhufaysyada uga jiraan, waxana ciidamada isbahaysiga ay magaalda Mosul u soo jirsadeen ilaa 15 Km, waxa ayna ku talo jiraan in ay maalmaha soo socda gudaha u geli doonaan magaaladaasi.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada