Mid kamid ah amiirada Qoyska Boqortooyada Sacuudiga oo xukun dil ah lagu fuliyay

Mid kamid ah amiirada Qoyska Boqortooyada Sacuudiga oo xukun dil ah lagu fuliyay

daajis.com:-  Boqor Turki Bin Saud Bin Turki, oo kamid ahaa qoyska Boqortooyada Sacuudiga ayaa xukun dil ah lagu fuliyay saakay, sida lagu xaqiijiyay war qoraal ah oo kasoo baxay wasaarada arrimaha Gudaha Sacuudiga.

Amiirkan dilka lagu fuliyay ayaa lagu helay inuu dilay nin dhalinyaro ahaa oo lagu magacaabi jiray Caadil Bin Suleymaan Bin C/kariim Al Muxaymad.


Xukunka dilka ah ee amiirka lagu fuliyay waxaa lagu ansixiyay wareegto kasoo baxday Boqortooyada, kadib markii qoyska marxuumka la dilay diideen ineey diyo qaataan.
Wali makala cada nuuqa dilka lagu fuliyay amiirka, waxaase lawada ogyahay in inta badan xukunada dilka ah ee Sacuudiga Seef Qoorta laysaga gooyo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada