MUUQAAL: Waa sidee Xaalada Wariye C.casiis Afrika oo Qoyskiisu u qaaday Magaalada Nairobi oo lagu daweynayo

MUUQAAL: Waa sidee Xaalada Wariye C.casiis Afrika oo Qoyskiisu u qaaday Magaalada Nairobi oo lagu daweynayo

daajis.com:- Wariye C.casiis Afrika ayaa Qoyskiisa waxay u qaadeen Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana Xusid Mudan in Dawladii Soomaaliya ee Naftiisa uu u Huray ay  ka gaabisay.

Qunsulka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Cali Maxamed Bagadi ayaa maanta gurigiisa ku booqday wariye Abdiaziz Mohamud Guled (Afrika).

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:57 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada