WAR DEG DEG AH: Dawladda Puntland Oo War Ka soosaartay Mawqifkeeda ku aadan Maamulka HIRSHABEELLE?

WAR DEG DEG AH: Dawladda Puntland Oo War Ka soosaartay Mawqifkeeda ku aadan Maamulka HIRSHABEELLE?

daajis.com:- War kasoo baxay Aqalka Madaxtooyada ee dawladda Puntland ayaa looga hadlay maamulka lagu dhisay magaalada Jowhar ee gobalka Shabeelaha Dhexe, kaas oo loo sameeyey gobalada Sh/Dhexe & Hiiraan, iyadoo ay wali caqabado badan ka taagan yihiin.
Warkan ka soo baxay dawladda Puntland ayaa Hambalyo iyo Bogaadin loogu jeediyey Madaxda Sare ee maamulkan iyo Shacabka labadaas gobal oo ay Puntland balan qaaday in ay kala shaqeyn doonto sidii ay cagaheeda iskugu taagi lahayd.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada