Arrag sawir qosol badan oo laga sameeyay Damul-Jadiid oo u dhacay Sanduuqyada cod bixinta

Arrag sawir qosol badan oo laga sameeyay Damul-Jadiid oo u dhacay Sanduuqyada cod bixinta

daajis.com:- Sawir gacmeedkaani qosolka badan ayaa waxaa lagu cabiray Hanka Kooxda Damul-Jadiid ee doorashada Somalia.

Farshaxamiistaha waxa uu sawirka ku muujiyay qiyaanada laga filan karo Kooxdaasi oo kamid ah Kooxaha ugu macquulsan ee ku jira doorashada.

Sawirka ayaa waxa uu ku cadeeyay Kooxda oo loo muuqaal ekeysiiyay dooli kuwaasi oo u dhacaaya Sanduuqyada cod bixinta, halka qaarna ay yihiin kuwo banaanka taagan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada