Cabsi Xoogan oo la soo Daristay Madaxda Dalalka Qaaradda Yurub, Doorashada Trump Kadib (VIDEO)

Cabsi Xoogan oo la soo Daristay Madaxda Dalalka Qaaradda Yurub, Doorashada Trump Kadib (VIDEO)

daajis.com:- Dalalka qaarada Yurub ayaa waxaa la soo dersay, cabsi xoogan kadib markii musharaxa Donald Trump uu ku guulaystay xilka Madaxweyne ee dalka maraykanka.

Donald Trump ayaa laga cabsi qabaa inuu burburiyo heshiisyo badan oo dhexyaalay dalalka qaaradda Yurub iyo dalka Maraykanka, wuxuu xitaa sheegay in dalalka ku bahoobay NATO inay lacag dheeraad ah bixiyaan hadii ay doonayaan inay helaan Quwad waardiyaysa.


Doorashada Donald Trump cabsi kuma abuurin dalalka Yurub oo Kaliya, waxaana ay xitaa cabsi hor leh ku abuurtay dadka Musliminta ah ee doonaya inay u safraan dalka Maraykanka, waxaana xiligii uu tartamayay sheegay in qof muslim ahi uuna soo gali doonin dalka Maraykanka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada