Daawo: Amiin Caamir oo Sawir yaab leh Ku Muujiyey Siyaasiyiinta Soomaaliya

Daawo: Amiin Caamir oo Sawir yaab leh Ku Muujiyey Siyaasiyiinta Soomaaliya

daajis.com:- Farshaxanka Soomaaliyeed ayaa Sawir ku Muujiyey Damiir Xumada Siyaasiyiinta Soomaalida,

Sawirkana ayaa wuxuu kusoo Beegmayadaa iyadoo dhowaan Qaar kamid ah Madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya iyo R.wasaaraha Soomaaliya ay tageen dalka Imaaraadka, Sidoo kalana Madaxwayne xasan sheekh uu si gaar ah ugu xidhan yahay dawlada Turkiga.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada