Daawo : Dagaalka Qadhaadh ee Magalada Moosil oo Weji Cusub Galay

Daawo : Dagaalka Qadhaadh ee Magalada Moosil oo Weji Cusub Galay

daajis.com:- Waxaa weli socda Dagaalka Ciidamada Huwantu ay doonayaan inay ku qabsadaan magaalada Moosil ee Dalka Ciraaq, Iyadoona Hada ay qabsadeen Ciidanku Qaybo kamid ah magaalada iyo deegaano ku xeeran.


Shacabka ku dhaqan magaalada ayaa Bilaabay inay Naftooda kala Baxsadaan dagaalka, Sidoo kalana Waxaa Farxad la dhacay Qaar kamid ah oo Banaanka magaalada ka helay Wiilal ay dhaleen oo Askar ah, Sidoo kalana Dhalinyarada ku sugnaa magaalada ayaa Cabaya Sigaar iyagoo sheegay inuu markii hore Mamnuuc ka ahaa magaalada oo ay Maamulayeen Kooxda Daacish.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada