DAAWO: Garabkii Jamaal Cali Xuseen oo ka Rajo-dhigay Faysal Waraabe Iyo Wada-hadal ay la bilaabeen Xisbiyo kale

DAAWO: Garabkii Jamaal Cali Xuseen oo ka Rajo-dhigay Faysal Waraabe Iyo Wada-hadal ay la bilaabeen Xisbiyo kale

daajis.com:- Garabkii uu Hogaaminayey Jamaal Cali Xuseen ayaa ka Rajo dhigay Dacwadii ay ku wadeen Faysal Cali waraabe, waxayna hada Bilaabeen sidii ay meel kale ugu Biyo shuban lahaayeen.


Waxaa maanta magaalada Hargeisa ka dhacay Kulan u dhexeeya Xisbiga KULMIYE ee Muuse Biixi Hogaamiyo iyo Garabka uu Hogaaminayo Jamaal Cali Xuseen, Sidoo kalana waxaa la sheegay inay kulamo kale la qaadan doonaan Xisbiga Wadani ee C.raxmaan Cirro uu Hogaamiyo, Iyagoona markaasi ku dhowaaqi doona Halka ay ku Biyo shuban doonaan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada