DAAWO: Jabhad Hubaysan oo Maanta looga dhowaaqay Gobolka Sool

DAAWO: Jabhad Hubaysan oo Maanta looga dhowaaqay Gobolka Sool

daajis.com:- Degmada Boocame oo Ka tirsan Gobolka Sool ayaa looga Dhawaaqay JABHAD Cusub Oo loogu Magac Daray Jabhada Xoraynta Iyo Midaynta Deeganada Sool, Sanaag iyo Cayn.


Waxaana Madasha jabhada Looga dhowaaqay Ka hadlay Qaar kamid ah Hogaanka Jabhada oo kamida Ahaayen Faysal Maxamed Xasan Falaalug oo loo dooratay Gudoomiye kumeel gaadhka ah, Horeyna uga soo mid Noqday Wasiirada maamulka Khaatumo, Waxaana sidoo kale Kulanka ku Weheliyey Qaar kamida ah Saraakiisha ciidanka iyo Qurbajoog taageersan Jabhada Xoraynta iyo Midaynta Deegaanada Khaatumo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada