DAAWO: Maareeye oo Muqdisho kusoo bandhigay Suldaan u dhashay beeshiisa oo horey loo sheegay inuu isagu xidhay

DAAWO: Maareeye oo Muqdisho kusoo bandhigay Suldaan u dhashay beeshiisa oo horey loo sheegay inuu isagu xidhay

daajis.com:- Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa Warbaahinta usoo Bandhigay Suldaan La sheegay inuu Xidhay Wasiirku, Taasi oo ay Faafiyeen Qaar kamid ah Warbaahinta Soomaalida, Wuxuuna sheegay inaanu Arintaasi ku Dhaqmin.


Suldaan Faarax Maxamed Maxamuud oo ah Suldaanka la sheegay inuu Xidhay Maareeye, ayaa sheegay inaanu Jirin wax khilaaf ah oo kala dhexeeya Maareeye, Sidoo kalana wuxuu dhankiisa beeniyey in la xidhay, Waxayna arintana la Xidhiidhaa Arimaha Doorashada Xubnaha ka imaan doona Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada