Daawo Muuqaal aadan Horay u arag, Donald Trump oo Asal ahaan Udhashay Wadanka Pakistan, Magaciisa saxda ah oo la ogaaday…

Daawo Muuqaal aadan Horay u arag, Donald Trump oo Asal ahaan Udhashay Wadanka Pakistan, Magaciisa saxda ah oo la ogaaday…

daajis.com:- Wargays laga leeyahay dalka Pakistan ayaa shaaciyey in Madaxweynaha cusub ee wadanka Maraykanka uu asal ahaan udhashay dalka Pakistan magaciisii horena uu ahaa Dawood Ibrahim Khan gobolka Waziristan sanadkii 1954 halkaas oo uu kudhamaystay dugsigisii dhexe-hoose.

Wararka ayaa intaas kudaraya in Dawood Ibrahim Khan (Donald Trump) uu waalidkiisii kala lumeen kadib markii ay kugeeriyoodeen shil baabuur, halkaas oo Dawood Ibrahim Khan ay kaxaysteen Kabtan kamid ahaa ciidamadii Ingiriiska.

Ugu danbayntiina waxaa laxaqiijiyey in Donald Trump la adoonsaday sanadkii 1955 loona kaxaystey cariga Marakanka.
BAL HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada