Daawo Muuqaal: C.kariim Guuleed oo CADAADO Kusoo noqday, Kana hadlay Shirkii imaaraadka iyo heshiiska P.land

Daawo Muuqaal: C.kariim Guuleed oo CADAADO Kusoo noqday, Kana hadlay Shirkii imaaraadka iyo heshiiska P.land

daajis.com:- Madaxwaynaha maamulka Galmudug C.karii Xuseen Guuleed, Iyo masuuliyiin ka tirsan Dawlada Soomaaliya ayaa soo gaadhay magaalada Cadaado ee Xarunta maamulka Galmudug.


C.kariim Guuleed ayaa wuxuu ka hadlay Sarafkii ay ku tageen Imaaraadka Carabta iyo heshiiska ay wada Gaadheen maamulada Puntland Iyo Galmudug ee ku saabsan dagaalkii Gaalkacyo, Wuxuuna sheegay inay 20-ka Bisha inta ka dhiman Heshiiskaasi lagu dhamayn doono magaalada Kismaayo.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada