Daawo Muuqaal: Doorashadii Xubnaha Aqalka Hoose Kismaayo iyo Baydhaba

Daawo Muuqaal: Doorashadii Xubnaha Aqalka Hoose Kismaayo iyo Baydhaba

daajis.com:- Waxaa magaalada Kismaayo maalintii Shalay si rasmi ah uga furmay doorashada xubnaha aqalka hoose ee baarlamanka dalka qeybta Jubaland, iyadoo xarunta Daawad oo ah halka ay doorashada ka dhaceeyso ay ku suganyihiin ergadii soo dooran lahayd mudaneyaasha.


Hoolka Daawad ayaa loo sameeyay qeybo kala duwan oo lagu soo dooran doono xildhibaannada, ayadoo qeyb walba la dhigay Sanduuqyada codeynta, waxaana ku sugan xubnaha gudiga doorashooyinka, musharixiinta, ergada soo dooran doonto musharaxa iyo korjoogto caalami ah.

Sidoo kalana Magaalada Baydhaba ayaa waxaa ka dhacday Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Dalka.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada