Daawo Muuqaal: Gabadh ka Sharaxan GALMUDUG oo soo Xidhatay Jaakadda Xabada Celisa iyo Dadkii oo la yaabay

Daawo Muuqaal: Gabadh ka Sharaxan GALMUDUG oo soo Xidhatay Jaakadda Xabada Celisa iyo Dadkii oo la yaabay

daajis.com:- Foosiya Abuukar Xasan oo ah Musharax u taagan Xilka Aqalka Hoose ayaa soo gaadhay magaalada Cadaado, waxayna ka Warbixisay Qorshaha Safarkeeda ay ku timid magaalada Cadaado.


Arinta la yaabka ku Noqotay Bulshada ayaa waxay ahayd Kadib markii Gabadhan ay soo xidhatay Jaakada Aan Xabadu karin, Iyadoo Cabsi ka qabta Xaalada amaan ee magaalada Cadaado.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada