DAAWO: Qubanaha VOA Doorashada Somaliya, Musuq Maasuqa, Haween ku dhibaataysan Hargeisa iyo Maxkamadii Danbiyada ee ICC oo Laga Kala yaacay

DAAWO: Qubanaha VOA Doorashada Somaliya, Musuq Maasuqa, Haween ku dhibaataysan Hargeisa iyo Maxkamadii Danbiyada ee ICC oo Laga Kala yaacay

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka QUBANAHA VOA-da oo Todobaadkan ay soo Jeedinayaan Sahra Cabdi Axmed iyo Xuseen Barre Aadan.


Barnaamijka ayaa waxaa lagu soo qaatay Qodobo xiiso leh oo ay kamid yihiin, Wararkii ugu danbeeyay Doorashooyinka ka socda Soomaaliya Iyo  Dareenka ku xeeran ee Musuq-maasuqa oo laga yaaban yahay,  Maxkamada Caalamiga ah ee  danbiyada ICC oo laga kala yaacay, Xaalad Adag oo ku sugan yihiin Haween ku dhaqan magaalada Hargeisa, Iyo Hay’ado Shaqooyin kala duwan siinaya Dhalinyarada ku sugan Kismaayo ee kasoo Noqday Xeryaha Qaxootiga ah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada