Daawo: Soomaaliya oo ka qayb gashay Shir Deg Deg Ah oo Ururka Iskaashiga Islaamku ku yeeshay magaalada Makka

Daawo: Soomaaliya oo ka qayb gashay Shir Deg Deg Ah oo Ururka Iskaashiga Islaamku ku yeeshay magaalada Makka

daajis.com:- Wasiirka arimaha debeda Soomaaliya C.salaan Hadliye ayaa wuxuu ka qayb galay shir Deg deg ah oo wadamada Islaamku ay ku yeesheen magaalada Barakaysan ee Makka.


Shirka ayaa waxaa looga hadlay Arimo kala duwan, waxaana si gaar ah Diirada loogu saaray Gantaal dhowaan Kooxaha Xuutiyiinta ay kusoo tuureen magaalada Barakaysan ee Makka, Waxaaana Sidoo kale shirka Lagu doortay Hogaamiyaha Ururka Iskaashiga Islaamka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada