Daawo Video: Dhagar-qabayaashii dilay Nabadoon Hilowle oo markiiba la qabtay

Daawo Video: Dhagar-qabayaashii dilay Nabadoon Hilowle oo markiiba la qabtay

daajis.com:-Waxaa degmada Wada jir ee magaalada Muqdisho lagu qabtey laba nin oo ku hubaysnaa Baastoolad kuwaasi oo maanta Dilay  Nabadoon lagu magacaabi jiray Hilowle Xaafow, iyadoona  la qabtay markii ay dileen Nabadoonka.


Raggan ayaa waxa uu dagaal dhexmaray iyaga iyo ciidamada Amniga ee degmada Wadajir taasoo keentay in gacanta lagu dhigo iyaga wata hubkooda ka dib markii uu dhaawac soo gaadhay, iyadoona laga Toogtay Labada Lugood.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada