DAAWO Video: Faysal Cali Waraabe oo Garabkiisu Dib u Doortay, Meeshana ka saaray cali Guray iyo Jamaal C. Xuseen

DAAWO Video: Faysal Cali Waraabe oo Garabkiisu Dib u Doortay, Meeshana ka saaray cali Guray iyo Jamaal C. Xuseen

daajis.com:- Waxaa maanta magaalada Hargeisa mar kale dib  Loogu doortay inuu Musharax u  Noqdo Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, Waxaana sidoo kale Meesha laga saaray Cali Guray oo Booskii uu ku Magacownaa nin kale lagu badalay, Islamarkaana Halkaasi lagu dhaariyey.

Faysal Cali Waraabe oo Khudbad ka jeediyey Shirka Garabkiisu ay Qabsadeen ayaa sheegay inuu ku Faraxsan yahay inuu kusoo baxo, Wuxuuna sidoo kale weerar Afka ah ku Qaaday C.raxmaan Cirro iyo Xubno kale, Wuxuuna sidoo kale Faysal shirka ku meel mariyey inuu 45 Casho kusoo magacaabo Musharaxa Noqon doona ku Xigeenkiisa.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada