DAAWO Video: Kulan oo Looga Hadlay Dagaalka Mudug oo ka dhacay Xamar

DAAWO Video: Kulan oo Looga Hadlay Dagaalka Mudug oo ka dhacay Xamar

daajis.com:- Waxaa magaalada Muqdisho lagu qaybtay Kulan looga hadlay Xaalada Colaadeed ee magaalada Gaalkacyo Halkaasi oo Mudooyinkii ugu danbeeyay ku dagaalamayeen Ciidamada Puntland iyo Galmudug.


Kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Golaha Abwaanada Soomaaliyeed, waxaana Halkaasi ka hadlay Abwaano uu ka mid yahay ABWAAN SANGUB, Kuwaasi oo siwayn uga dhiidhiyey Colaada dhiiga badan ku daatay ee Gaalkacyo, Waxaana ugu danbayntii Halkaasi lagu soo Bandhigay Heeso iyo Suugaan Wadani ah.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada