Daawo Video: Maamulka Siilaanyo oo Hargeisa looga kacay, Odayaasha iyo Waxgaradka oo aan waxba u Reeban

Daawo Video: Maamulka Siilaanyo oo Hargeisa looga kacay, Odayaasha iyo Waxgaradka oo aan waxba u Reeban

daajis.com:-  Odoyaasha Dhaqanka  iyo Waxgaradka  ku dhaqan magaalada hargeysa ayaa ku Kacay maamulka uu Siilaanyo Hogaamiyo, iyagoo usoo Jeediyey eedayntii ugu kululayd, Sidoo kalana waxay taageero u muujiyeen Eng. Sabce  oo garabka Jamaal Cali Xuseen u magacaabay Booskii Faysal Cali waraabe.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada