Daawo Video: Maamulka Somaliland oo Aqbalay ka qayb galka Doorashooyinka Soomaaliya iyo Go’aano kasoo baxay

Daawo Video: Maamulka Somaliland oo Aqbalay ka qayb galka Doorashooyinka Soomaaliya iyo Go’aano kasoo baxay

daajis.com:- Xubnaha kasoo Jeeda maamulka Somaliland ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa Aqbala inay ka qayb galaan Doorashooyinka Soomaaliya, Iyagoona ku baaqay in la dejiyo Doorashada Xubnaha Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose ee ayku Yeelan doonaan Baarlamaanka Soomaaliya.


Kulanka ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirka Waraafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), Wasiiradii Hore ee Arimaha debeda Soomaaliya Foosiya Yuusuf Xaaji Aadam,  Siyaasiyiinta, Iyo Odayaasha dhaqanka ee kasoo Jeeda maamulka Somaliland.

Go’aanka ay ku Aqbaleen Xiligan inay ka qayb galaan Doorashada Soomaaliya ayaa waxay meesha ka Saaraysaa Baaqyo horey uga soo baxay oo ay ku Diideen Go’aanadii Madasha.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada