Daawo Video: Shacabka Gaalkacyo ee Dagaaladu Curyaamiyeen oo ka hadlay Heshiiska Cabdiwali Gaas iyo Guuleed

Daawo Video: Shacabka Gaalkacyo ee Dagaaladu Curyaamiyeen oo ka hadlay Heshiiska Cabdiwali Gaas iyo Guuleed

daajis.com:- Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug oo Mudooyinkii ugu Danbeeyay ay ka taagnayd Xiisad dagaal oo u dhaxaysa maamulada Galmudug iyo Puntland, ayaa waxaa Labada maamul ay Heshiis ku gaadheen Dalka Imaaraadka Carabta.


Shacabka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo Ayaa hadaba ka hadlay Aragtidooda ku aadan Heshiiska ay gaadheen Galmudug iyo Puntland, Waxayna sheegeen in lasii Xoojiyo Heshiiska, Sidoo kalana qaar kamid Shacabka ayaa sheegay in si dhab ah looga hadlo dhibaatooyinka keenay dagaalka, oo aan Shacabka lagu Ciyaarin.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada