DAAWO: Warbixin ku saabsan Ciidankii Weerarka kusoo qaaday xarunta gudiga Doorashooyinka ee Garoowe

DAAWO: Warbixin ku saabsan Ciidankii Weerarka kusoo qaaday xarunta gudiga Doorashooyinka ee Garoowe

daajis.com:- Ciidamo Hubaysan ayaa weerar ku qaaday Xarunta Gudida Doorashooyinka Ee magaalada Garoowe, Waxaana Xalay magaalada siwayn looga Maqlayey Rasaaas Xoogan oo ka dhacaysa, Waxayna arintaan ka danbaysay Kadib markii Qaar kamid ah Beelaha ay ku gacan saydheen sida ay wax u socdaan.


Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cumar Farawayne ayaa sheegay inay Talaabo ka qaadi doonaan Maleeshiyaadka Weerarka soo Qaaday.

Maanta ayaa waxaa magaalada Garoowe ka Bilowday, Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose kasoo Geli doona deegaanada maamulka Puntland.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:21 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada