DAAWO Warbixin Xiiso leh: Shacabka Muqdisho iyo isticmaalka baraha bulshada (Video)

DAAWO Warbixin Xiiso leh: Shacabka Muqdisho iyo isticmaalka baraha bulshada (Video)

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Warbixin Xiiso badan oo laga Diyaariyey Shacabka magaalada Muqdisho iyo Isticmaalka Baraha Bulshada, waxaana si gaar ah loogu soo qaatay BEERTA NABADA oo ah Halka inta badan Dhalinyaradu ay ku galaan Sawirada.


Sidoo kale waxaa laga Waramayaa Faa’iidooyinka Lagu qabo Baraha ay Bulshadu ku wada Xidhiidho, iyo Sidoo kale dhibaatooyinka lagala Kulmo mararka qaarkood.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada