DAAWO Waxa Qabsaday nin Isku Gardaraystay Feeryahan Caan ah

DAAWO Waxa Qabsaday nin Isku Gardaraystay Feeryahan Caan ah

daajis.com:- Maah maahda Soomaalida ayaa tiraaha “Ninkii soo Joog laga waayo soo jiifaa laga helaa” bal daawo waxa qabsady wiil is mooday inuu aduunka ugu qatarsanyahay.

Ninka cadaanka ah oo ismooday inuu yahay ninka ugu Gaangistersan dalka Maraykanka ayaa waxa uu isku gardaraystay feeryahan caan ah oo lagu magacaabo Deontay Wilder.


Ninkan ayaa la sheegay inuu maalmo dhan taleefan ku balansanayay feeryahankan caanka ah, uguna sheegay taleefanka inuu yahay feeryahanka sanadka oo dada badan ay ku daba faylaan, wuxuuna ku dhaartay hadii ay is arkaan inuu ilkaha hore ka soo daadin doono.

Bal hadaba daawo wixii dhacay markii la kulmay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada