DAAWO YAABKA: Soomali ka Qayliyey Donald Trump oo Hadana u dagaalamay Qab.qable Beeshiisa u dhashay

DAAWO YAABKA: Soomali ka Qayliyey Donald Trump oo Hadana u dagaalamay Qab.qable Beeshiisa u dhashay

daajis.com:- Waxaa Barnaamij Kooban laga sameeyay dadka Soomaaliyeed, oo ka Qaylinaya Madaxwaynaha Dalka Maraykanka ee la Doortay Donald Trump, Iyadoona ayna Jirin go’aano uu keligii qaadan karo xiligan, Dalkuna uu leeyahay Sharci iyo kala danbayn.

Taasi badalkeeda, Qofka Soomaaliga ah ayaa Cadhoonaya hadii Lasoo Hadal Qaado Qab.qablaha ama dagaal Oogaha u dhashay Beeshiisa, Isagoo siwayn u difaacaya oo aan ka Qaylinayn. HADABA DAAWO LA YAABKA SOOMAALIDA. “KA QAYLI, U QAYLI”

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:45 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada