Dagaalka ka Socda Magaalada Mosul iyo Marxaladihii Taariikhiga ee ay soo Martay Magaaladaasi (VIDEO)

Dagaalka ka Socda Magaalada Mosul iyo Marxaladihii Taariikhiga ee ay soo Martay Magaaladaasi (VIDEO)

daajis.com:- Magaalada Mosul oo ah magaalo qadiimi ah ayaa soo martay marxalado kala gadisan, iyadoo magaaladani ay waligeed ahayd magaalo kala qaybisa dadka muslimiinta ah ee Shiicada iyo Sunnida. Hadaba Barnaamijkani ayaa waxaa loogu guda galayaa taariikhdii ay soo martay magaaladani.

Magaalada qaniga ah ee Mosul ayaa waxaa hadda u tartamaya dalal badan oo ay kamid yihiin Turkiga, Iran, Sacuudi carabiya,Qatar iyo kuwo kale oo badani, hadaba Su’aasha ugu weyni ayaa waxa ay tahay kooxdee (Sunni ama Shiico) ayaa magaaladani ka arimin doobta marka daacish magaaladaasi laga saaro.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada