Doorashada Aqalka Hoose oo magaalada Jowhar maanta lagu dooranayo labo kursi(Sawiro)

Doorashada Aqalka Hoose oo magaalada Jowhar maanta lagu dooranayo labo kursi(Sawiro)

daajis.com:- Waxaa ka socota hoolka doorashada ee magaalada Jowhar cod bixinta doorashada Aqalka Hoose iyadoo maanta lagu soo dooranayo labo kursi.

Kuraasta maana loo tartamayo ayaa ah waxaa ku tartamaysa 8 Musharax oo 2 kamid ah ay yihiin dumar. Afhayeenka Guddiga Doorashada Dadban ee Maamul Goboledka Hirshabeele Cismaan Maxamed Muqtaar(Baarey) ayaa sheegay in muddo saddex cisho ah ay ku soo dhamaystiri doonaan doorashada Aqalka Hoose eek a socota magaalada Jowhar.

Beesha Gaaljecel /Abtisame

Aamino maxamed cabdi
Maxamed Aadan Daahir
Maxamed Nuur Xuseen
Sacdiyo Mustaf Axmed
Beesh Dir/ Faqe Cumar

1-Axmed Xasan Aadan

2-Maxamed Cabdulaahi Axmed

3- Maxamed Xasan Aadan.

4- Dr Xuseen Cabdi Cilmi



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada