Madaxda PUNTLAND iyo Galmudug oo Kulmaya iyo Fariin Cabdikariin guuleed Shacabka GAALKACYO u diray (Maqal)

Madaxda PUNTLAND iyo Galmudug oo Kulmaya iyo Fariin Cabdikariin guuleed Shacabka GAALKACYO u diray (Maqal)

daajis.com:- Wada hadalo u dhaxeeya Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ayaa maanta ka bilaabanaya magaalada Gaalkacyo, kaasoo xal buuxa looga gaarayo colaadii todobaadyadii la soo dhaafay ka jirtay galbeedka magaalada.

Labada Madaxweyne oo shalay gaaray Gaalkacyo ayaa xalay ku  hoyday labada dhinac ee magaalada, waxaana wada hadalada maanta ay yeelanayaan goob joog ka noqonaya Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid iyo Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsna Soomaaliya.


Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo la hadlay warbaahinta ayaa ugu baaqay shacabka kunool Magaalada Gaalkacyo in ay u diyaargaroobaan nabad ka dhalata Magaalada Gaalkacyo, Wuxuuna sheegay in aysan jirin cid qabsan karta Gaalkacyo labada maamul sidaas darteedna ay haboon tahay in lagu wada noolaado Nabad iyo horumar.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada